Dowlada Federaalka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo maanta shir yeeshay (Sawirro)

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho. Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro ka tirsan xukuumadda xil gaarsiinta ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha Amniga, Dhaqaalaha,Bulshada iyo siyaasadda Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed … Continue reading Dowlada Federaalka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo maanta shir yeeshay (Sawirro)